Cali Guudlaawe oo ka hadlay qaraxii lagu le’day ee ka dhacay Baladweyne

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaska qaraabada iyo dhamaan shacabka Soomaaliyeed ee ku naf waayay qaraxii lala beegsaday saaka Baar Xasan dhiif ee Magaalada Beledweyne. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in argagixisadu cadow ku yihiin nolosha iyo horumarka dadka Soomaaliyeed, yoolkooduna yahay gumaadka shacabka iyo beegsiga haldoorka bulshadeena sida uu … Continue reading Cali Guudlaawe oo ka hadlay qaraxii lagu le’day ee ka dhacay Baladweyne